Site icon Qaamuus

ereyga

Korolla ilaacayaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)

(bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan-yahay faxal sidaha iyo aarballada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga korolla ilaacayaal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version