Site icon Qaamuus

ereyga

korso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Nafley yar xannaanaysasho si ay u korto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh korso

korsasho [m.f.dh]
eeg korso. ld korsad.

korsocod [m.l]
1. Faa'iidada laga helo ganacsiga. 2. Lacag laysku dhigto marka turub la cayaarayo oo bannaanka ka ah wixii lagu ciyaarayey. 3. Dad dhex-dhexaadiya laba qolo oo dagaashan.

korsocoto [m.dh]
Socoto reero u marti ah.

korsooh [m.l]
Xarig seddex raab oo laysku tidcay ka samaysan.

korsooh [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hay, -hday)
Xarig hab saddex lugood ah u tabin.

korsoohid [m.f.dh]
eeg korsooh².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version