korsooh
(m.l)Xarig seddex raab oo laysku tidcay ka samaysan.
korsooh
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-hay, -hday)Xarig hab saddex lugood ah u tabin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh korsooh ↴
korsoohid [m.f.dh]
eeg korsooh².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg