Kubbad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Shey kankoonsan oo ka sameysan cinjir, harag iwm oo neefi ku jirto looguna talaggalay in lagu ciyaaro; banooni. 2. Wax qaabka banooniga leh oo wareegsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kubbad ↴
wadaamagooye | xagaa | yool | baraf-dhagax | bilyaardi | buq | calanhaye | cayaar | cayaar | cayaartoy |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg