Site icon Qaamuus

ereyga

Kud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cudur dadka iyo xoolahaba ku dhaca oo badanaa aan laga kicin.

Kud

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. (f.g) Gam-maan is abaahin. 2. (f.mg) Orod bootin ku bilaabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kud

edegkudhufaan | orgeysguur | saaro | yarayn | abaahi | asool | asool | asoolli | bacrimane saygot | beeddal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version