Site icon Qaamuus

ereyga

Kudaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kudid. 2. Baxsi.

Kudaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco. 2. Faras aan la lahayn lala cararo.

Kudaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

k.Ka, k./u, k.: dhibbato awgeed meel uga cararid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kudaal

beeddal | kudaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version