Site icon Qaamuus

ereyga

Kufkuf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhicdhicidda qof tabar yari la dhacdhaco.

Kufkuf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Tabar darro awgeed dhicdhicid (nafley)

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kufkuf

dhacdhac | dhacdhac | kufkufid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version