kufri
(m.l)ld kaafir.
kufri
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)(dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kufri ↴
kaafir [m.l] (-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l)
$)) (dii.) Qof aan muslin ahayn. ld kufri¹.
kufaar [m.l.w]
1. eeg kaafir. 2. eeg kufri¹.
kufrin [m.dh]
ld kufriyid.
kufrinnimo [m.dh]
Kufri ahaansho.
kufrisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid kufri ka dhigid.
kufrisiin [m.f.dh]
eeg kufrisii.
kufriyid [m.f.dh]
eeg kufri². ld kufrin.
mulxid [m.l] (-diin, m.dh)
(dii.) Gaal, kufri; qof aan diimaha rumaysnayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg