Kug
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Wax walba oo taagan, meesha ugu korreysa; dhako.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kug ↴
waabo | kaafi | uskug | cuskug | cuskug | cuskugid | dalkuggal | faraxumee | indhakugaraadle | indhakugaraadlennimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg