Site icon Qaamuus

ereyga

kul-dhibib
(m.l)

(daaw.) Xaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas oo keenta kulka jirka oo kor u kaca,dhidid la'aan iyo miyir beel.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kul-dhibib

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version