Site icon Qaamuus

ereyga

Kulaale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Dhulka u dhexeeya labada lool ee dhulbaraha hareeraha ka mara cimiladiisuna kulu-shahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulaale

cimilada lamaddegaanka | cimilo-qaaradeed | dhagax-cas | gobol-kulaale-xige | gufaaco | lamaddegaan | safaana |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version