Site icon Qaamuus

ereyga

Kulanno-cidhifeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Bar ku taalla sallax loona muujin karo kulanno ahaan (r, theta)), taas oo theta ay tahay xagasha u dhexeysa dhidibka togan ee x iyo fallaadha ka bilaabanta unugga kuna dhammaata barta, r - na waa dhererka fallaadha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulanno-cidhifeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version