Site icon Qaamuus

ereyga

Kulqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Summad: C. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu sare u qaado heerkulka walax hal digrii kelfin (IK) ama 1° C. Kulqaadka waxaa lagu cabbiraa. Juul halkii kelfin (J/K).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulqaad

kulqaad-gaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version