Site icon Qaamuus

ereyga

Kulxidhan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Isbeddellada ku dhaca neef xagga cadaadiska iyo heerkulka, marka aan la kordhin amase aan la dhimin kulka neefta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulxidhan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version