Site icon Qaamuus

ereyga

Kumbis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hilib jiir ah oo laga dhigo cadad bagbagafsanoo subag lagu shiilo, kaydna gala. 2. Hog daawo ku jirta oo xoolaha cadhada qaba la geliyo si loogu daaweeyo; jarcays. 3. ld kumbin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kumbis

gembise | kumbin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version