Kun
Qaabnaxa: m.l.t. Isrogrogga: (-umanaal/-umanyaal, m.l)Tiro ka kooban toban meelood oo min boqol ah; toban boqolaad; “1000”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kun ↴
saa | caado | ibalaroor | taalaasemiiya | ugxandhalid | ukun | unug | wadaad | xakun | alji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg