Site icon Qaamuus

ereyga

Kurbo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dareen, welwel, cabsi iyo tiiraanyo leh oo ka dhasha mushkilad cusub oo cid ku timaadda oo aan maaro loo hayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kurbo

kurbaysan | kurbee | kurboo | kurbood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version