Kureeddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Suuqada haweenku dhegaha ku qaataan jaad ka mid ah; dhego; hilgado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kureeddo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg