Kursi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/kuraas, m.dh)1. Qalab qaabab badan loo yeelo oo lagu fariisto, lana dhigto guryaha, xafiisyada iwm. 2. Goob loogu talaggalay in ay fariistaan mudanayaal la soo doortay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kursi ↴
baridhawr | dakee | kuraas | kursijiif | santeec | santeecsan | sitaacso | wiifow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg