Site icon Qaamuus

ereyga

kuryo
(m.dh)

1. Qaab sida kan kubbadda u wareegsan, u kankoonsan. 2. Huryo. 3. Madaxa inta luqunta ka sarreysa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuryo

kuryoxoogle [m.l]
Wiil kuray ah oo aan qaangaarin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version