Site icon Qaamuus

ereyga

Kuudud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Fadhi foolxun; yoxoob, kamandhuur. 2. ld kuududid.

Kuudud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Si foolxun u fadhiyid. ld kawdiid².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuudud

yuurur | yuurur | kawdiid | kawdiid | kawdiidi | kawdiidid | kawdiidin | kuududi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version