Site icon Qaamuus

ereyga

Kuul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Iniinyo kulkulucsan oo dhalo iwm ka sameysan, dhexdana ka daloola oo inta dun lagu taxo qoorta haweenku ku xirtaan, si ay ugu xarragoodaan.

Kuul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Khad madow indho marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuul

faal | asli | baxar | cabbaar | canab | darab | dhankuulin | faradh | fiin | gesiir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version