Site icon Qaamuus

ereyga

Laabbis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Qalin qori ah oo dhexda dhuxul madow uga jirto; qalin rasaas. ld laabis. laabis

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laabbis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version