Site icon Qaamuus

ereyga

Laabjeex

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Kulayl iyo xanuun wada socda oo laga dareemo jadiinka iyo caloosha. ld laabqarrar. laabqarrar

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laabjeex

laabqarrar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version