laablaabid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laablaab². ld laallaabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laablaabid ↴
laallaabid [m.dh]
ld laablaabid.
duudduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg