Site icon Qaamuus

ereyga

Laabo

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. (f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho. 2. (f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laabo

laabasho | laablaabo | laallaabo | xagal | afbilaabo | alaabo | biito | bilaabo | billaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version