Laabqoyan
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Qoray iwm oo aan si fiican u engegin ee lidda ka qoyan.
Laabqoyan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qori iwm wax aan si fiican u engegin ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laabqoyan ↴
laabqoyanaan | laabqoyanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg