Site icon Qaamuus

ereyga

Laacayaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa taas oo samaysa korollaha. Laacayaasha dhirta cayayaanku faxliyey had iyo jeer aad ayey u ifaan, badanaana way udgoonyihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laacayaal

korolla ilaacayaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version