laad
(m.l) (-dad, m.l)Lugta oo horay wax loogu dhufto; haraati.
laad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Lugta horay wax ugu haraatiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laad ↴
qaabbilaad [m.dh]
Kulan laba qof ama ka badan dhex mara.
daadduumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii. daadduunsii, daanduumi, daanduunsii
idlaad [m.l]
Dhammaad. dhammaad
idlaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -aatay, -aadeen)
Wax aan wax ka harin ahaansho.
laadadyo [m.dh]
Laqanyo, wadnabaab.
laadadyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld Laqanyoo.
laadadyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg laadadyoo.
laadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laado.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg