Site icon Qaamuus

ereyga

Laafyo

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Hore iyo gadaal u tuuridda gacmaha marka la soconayo iyadoo la isdhaafinayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laafyo

laafyoo | laafyood | xushle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version