Site icon Qaamuus

ereyga

Laag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Fac; asaag; mataan. 2. (m.l./dh) Meel biyo baxeen oo haadaan ah.

Laag

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)

1. (juqr.) Togagga iyo webiyadu meesha ay badda uga darmaan. 2. (bot.) Geedku meesha uu labada qaybood uga kala baxo; labalaako. ld lag (4).

Laag

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)

(juqr.) Laag webi ama durdur oo ku biirisa biyaheeda webi weyn, isagoo kaga biyo daraya labada dhinac ama bar marinkiisa ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laag

laagfaaf | laagwebi | arjibilaago | asiidh-laagtika | beerlaag | bellaagra | dooxo-daldalan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version