Site icon Qaamuus

ereyga

laalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax meel kore saaran noqosho.

laalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

1. Wax meel sare la saaray ahaansho. 2. Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho. 3. Sharci wax la baaba'shey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laalan

laalmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laalan¹.

laalnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laalan². ld laalnaansho.

galaalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax galaali ku taal ahaansho.

gulaalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
1. Wax doobbo ka soo dhici weyday noqosho (awr). 2. Wax iin lug ku leh noqosho (neef geel).

gulaalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
1. Wax doobbo ka soo dhici weyday ahaansho (awr). 2. Wax iin lug ku leh ahaansho (neef geel).

milaalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.

milaalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.

tallaalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax la lallaalay noqosho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version