laalis
(m.dh)ld laalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laalis ↴
laalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laal². ld laalis.
dhalaalis [m.l]
ld dhalaalin.
dhalaaliso [m.dh]
Qabow aad u xun. ld dhalaalyo, dhalaliso.
falaaliso [m.dh]
ld fulaaliso.
fulaaliso [m.dh] (-ooyin, m.l)
(dii.) Ducooyin la akhriyo ama cashar la qoro marka haweenay foolanaaysaa sahal u dhali weydo. ld falaaliso.
hargaweylaalis [m.dh] (-syo/-so, m.l)
Hargo weylo yaryar oo inta laysku tolay gogol laga dhigto.
wankalaalis [m.l]
ld wankalaalin.
weylaalis [m.dh] (-so, m.l)
Hargo badan oo waylo ama ari yaryar laga baxshay oo la isku tolay oo la goglado.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg