Site icon Qaamuus

ereyga

Laaluush

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo.

Laaluush

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Laaluush siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laaluush

laaluushad | laaluushan | laaluushid | laaluushnaan | laaluushnaansho | laaluusho | biiriqaate | callaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version