Laamallooye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(bot.) Geed laan kaliya ka kooban oo dheer, jirriddiisuna dhuubantahay, dushana had iyo jeer ku leh caleemo cagaaran. ld laamalloodshe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laamallooye ↴
laamalloodshe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg