Site icon Qaamuus

ereyga

Laas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l/-syo, m.dh)

Ceel yar.

Laas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l/-syo, m.dh)

(juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha laga helo agtood bacrin ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laas

saabbilaash | eeg | idlaasho | laasad | laasasho | laashin | laashin | laashinnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version