laasad
(m.l)ld laysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laasad ↴
dhammee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Wax ebyid. 2. Cunto, cabbitaan iwm laasad. 3. Wax xasuuqid.
laysasho [m.f.dh]
eeg layso. ld laasad, laasasho, laysad, laysi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg