Site icon Qaamuus

ereyga

Laashin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qof maansada tiriya.

Laashin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.dh)

Laba laamood oo mataano ah middood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laashin

laashinnimo | jiilaashin | maansayahan | shaacir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version