Site icon Qaamuus

ereyga

laasin
(m.l) (-immo, m.dh)

1. Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag. 2. Raatibka tusbaxa.

laasin
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-intay, -imatay; -imi)

1. Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag. 2. Raatibka tusbaxa.

laasin
(Falkaab | Adverb)

ld laasim².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laasin

laasimid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laasin³.

laasim [Falkaab | Adverb]
Lamahuraan ah. ld laasin².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version