Laayacan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)Wax aan la ilaalinayn noqosho. ld layacan¹.
Laayacan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)Wax la layacay ahaansho. ld layacan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laayacan ↴
laayacmid | laayacnaan | layacan | layacan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg