Laba'aabbur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3. ld laba'aabburid.
Laba'aabbur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laba'aabbur ↴
laba'aabbur | laba'aabbur | laba'aabburan | laba'aabburid | laba'aabburnaan | laba'aabburnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg