Labaatanaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Sanadaha u dhexeeya labaatan ilaa soddon.
Labaatanaad
Qaabnaxa: m.l.t.j Isrogrogga:Tirada jagaale, keeda labaatanka u dhigma. ld labaatamaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labaatanaad ↴
u | w | x | y | qaaf | cirir | jidgabaarre | jidgacanle | labaatamaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg