Site icon Qaamuus

ereyga

Labacidhifle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(fiis.) Labo saldanab oo isle'eg, isku lid ah, iskuna jira fogaan kooban. Taranta saldanabyada midkood iyo fogaanta u dhexeysa ayaa ah maroojinta labacidhifle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labacidhifle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version