Labadulle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labadulle ↴
labadullee | labadulleyn | labadulleys | labadulleysan | labadulleysnaan | labadulleysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg