labag
(m.dh)Xilliyada diraaceed mid ka mid ah oo leh dabeylo qabow iyo mararka qaarkood roob aan badnayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labag ↴
labaggalle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Laba wejiile.
labaggalley [m.dh]
1. Naag laba wejiile ah. 2. Beenta, runta u eg.
labaggeeriyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Silic u dhimasho.
labaggeeriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg labageeriyoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg