Site icon Qaamuus

ereyga

Laballaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. L. ah: tiro lagu daray tiro la eg. 2. Wax lagu xoojiyay wax la mid ah. ld laballaabid, labanlaab¹.

Laballaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Tiro, tiro la eg ku darid. 2. Wax, wax la mid ah ku xoojin. ld labanlaab².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laballaab

laballaaban | laballaaban | laballaabayn | laballaabays | laballaabee | laballaabid | laballaabmid | laballaabnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version