Site icon Qaamuus

ereyga

Laballaabee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Laba arrimood oo wax laga qaban lahaa ku tallamid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laballaabee

laballaabayn | laballaabooti |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version