Labbis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)1. Dhar lagu xarragoodo. 2. Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm. ld lebbis¹.
Labbis
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Qof dhar xirasho. ld lebbis².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labbis ↴
dharcad | labbisad | labbisan | labbisasho | labbisid | labbisnaan | labbisnaansho | labbiso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg