Site icon Qaamuus

ereyga

lacagaale
(m.l)

(bot.) Geedgaab qodax leh oo miro la cuno, mayrax iyo xabag macaanba leh, oo ka baxa dhadhaabaha, jeerinkana la bah ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lacagaale

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version