Site icon Qaamuus

ereyga

ladnaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

1. Wax fayow ka dhigid. 2. Wax barwaaqaysan ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ladnaysii

ladnaysiin [m.f.dh]
eeg ladnaysii.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version